|
Akhristayaal waa qaybtii
labaad ee taxanaha taariikheed ee
dhaqdhaqaaqyadii dib u soo toosinta
muslimiinta geeska Afrika,waxaanan qaybtan
ku soo qaadanaynaa ururka Al-Islaax oo ka
mid ururadii hormoodka ka ahaa soo noolaynta
dareenka islaamnimo ee dadka Soomaaliyeed,
tan iyo markii la aasaasay ururkaasi oo uu
aasaasayaashii ururkaasi hoggaaminayay
Sh. Maxamed Axmed Cumar
(Gadhyare)-Halkan
ka dhagayso taariikhdiisa-
wuxuu ururka qayb libaax ka qaatay dhinac
kasta oo dadka Soomaalida wax loogu qabanayo,
xag waxbarasho, caafimaad,nabadayn iyo
gargaarba wuxuuna qaatay habka
dhexdhexaadnimo ee cid kasta oo wanaagga
dadka Soomaaliyeed wada uu gacanta ugu
taagayo. Waxaa innoo qaadaa dhigi doona
Sh.Maxamed Sh. Rashiid ee daawasho
wacan.
Daawo
|