|
BARASHADA
COMPUTERKA (COURSE)
SIDA
MACLUUMAADKA LOO MASAXO
Marka aad
doonayso inaad masaxdo dhamaan waxa kujira C: drive,
intaanad falin ka fiirso waa sidan soo socota:
Gali flopy disk, drive A asema
Start computerka / Restart computerka
Dooro Ei CD tukea
Barnaamijka MS-Dos ka ku qor FDISK
Su’aasha ka dib ku jawaab HAA
Si aad u ogaato qaybaha (parts) ku jira C: drive dooro number
(4)
Si aad wax u masaxdo osio/part dooro (3)
Mar marka qaarkood si aad u masaxdo dhowr osio/parts (3) ka
dibna 4 ilaa 1 kor u soco.
Si aad osio/part cusub u samayso dooro(1) hadana (1)
ENTER
Daar(Restar) PC press Ctrl+Alt+Delete
CD tukea
Ku qor A:/format c:
Ku jawaab HAA (K)
Gali/insert CD program windows
U badal drive E:/ ENTER
Ku qor DIR si aad u aragto waxa ku jira A: , C:
ama E:
Ku qor asenna / setup ENTER
Marka uu programku kuu soo baxo SEURAAVA / NEXT
Marka qaarkood NO / YES
Ilaa dhamaadka barnaakijka.
§
By Abdisalam
Wixii faahfaahin dheeraada
kala xidhiidh
Dalad10@msn.com
|