|
Kitaabkan waxaa innoo
akhrinaya Sh. Shariif Cabdinuur oo ka mid ah
culimada Soomaaliyeed ee hormoodka ka ah
baraarujinta dadkooda waxaanu Sheekhu xagga
hore kaga jiraa culimada aqoontooda siyaabo
kala duwan ugu soo gudbiya bulshada.
Taariikhda Sheekha haddii Eebbe idmo gadaal
ayaannu ka soo qori doonaaye haddii aad
taariikhdiisa oo faahfaahsan hayso fadlan
noo soo gudbi. |