| Sh. Maxamad Cumar Dirir
Sheekhu wuxuu ka mid yahay culimada
Soomaaliyeed ee u tafaxaydan inuu ka qayb
qaato sidii umaddu u fahmi lahayd diintooda,
Sheekhu wuxuu haatan deggen yahay magaalada
Hargaysa.Taariikhda Sheekha gadaal ayaan ka
soo qori doonaa.Fadlan haddii aad
taariikhdiisa wax ka hayso noo soo gudbi |