| Sh. Ibraahim Dusuuqi
Sheekhu waxa uu ka mid yahay culimada
Sooomaaliyeed ee had iyo jeer u tafa xaydan
baraarujinta dadka Soomaaliyeed, isla ka mid
ah hormoodka baraaruga Islaamka ee ka socda
waddanka, waana culimada faro ku tiriska ah
ee dhimbiishii dagaalada sokeeye aanay ka
eryin waddankooda iyo dadkooda dhexdiisa
intaa u guntan inay ka qayb qaataan
heshiisiinta dadkooda, runtiina waa sheekh
Soomaalida ka mudan qadarin dheeraad
ah.Taariikhda gadaal ayaanu ka soo qori
doonaaye haddii aad wax ka hayso noo soo
gudbi.
Halkan ka dhagayso duruus
fiqhi ah oo sheekhu bixinayo. |