|
Sh. Axmed Xasn
Qudubi
Sheekhu waxaa
uu qayb libaax ka qaatay soo noolaynta
dareenka diimeed ee dadka Soomaalida ah,
halkanna waxaad ka dhagaysan kartaa
Tafsiirka Quraanka Kariimka ah.Taariikhda
Sheekha gadaal ayaannu iyadoo tafatiran soo
qori doonaaye haddii aad taariikhda Sheekha
wax ka hayso noo soo dir . Haddii aad meelaha qaarkood codka si fiican u maqli
kari waydaan naga raalli ahaada waa sidii ay noogu yimaadeene
cajalduhuye
Halkan ka
dhagayso Tafsiirka Quraanka kariimka ah. |