Yaanunahay   Fatwada   Nagalasoo xidhiidh  

Hilinkatoosan

Mareego Kale

Aflax
Aljazeera
Baraarug
Boqolsoon
Dayniile
Gabiley
Halganews
Hoggaantoosan
Hornafrik
Islamway
Islamweb
Putlandpost
Rabidada Finland
Somaligalbeed
Somalilandnews

Somaliweyn

 Somalisunah
Idaacadaha
BBC Duhurkii

BBC Galabtii

BBC Habeenkii
Radio Hargeysa
Radio Sahan
Radio Banadir
Wargaysyada
Alhayaat
AsharqalAwsat
Haatuf
Jamhuuriya
Qaran
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aayadahan Quraanka Kariimka ah dhagayso

   

                                    بسم الله الرحمن الرحيم
 

Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan amaba ka daawan kartaan Quraan akhriyayaal badan oo munaasabado kala duwan ka akhriyay iyo taariikhahoodii oo kooban.

 
Sh. Cabdibaasid Cabdisamad
Aayado ka mid ah Suuradaha Maryam iyo Atakweer oo Sheekhu ka akhriyay Masaajidka Alumawi ee ku yaala Suuriya sanadkii 1958kii.                                                                     Halkan ka dhagayso--- Maryam-----Atakweer

 

Aayado ka mid ah Suuradaha Al-Qasas iyo Al-Xaaqa oo uu sheekhu Koonfur Afrika ka akhriyay sanadkii1966kii. Halkan ka dhagayso---- Al-Qasas-------Al-Xaaqa

 

Aayado ka tirsan Suuradda Attawba, Al-Balad iyo Al-Qadri oo uu sanadkii 1958kii Masaajidka Alumawi oo Suuriya ku yaala uu ka akhriyay. Halkan ka dhagayso---Atawba---Al-Balad-----Al-Qadri.

 

Aayado ka mid ah Suuradda Al-Fajri,Al-Duxaa,Al-Calaq,Annasri,,Al-Ikhlaas oo uu sanadkii 1966kii Masaajid Kuwayt ku yaala ka akhriyay.                                                                    Halkan ka dhagayso--Al-Fajri---Adduxaa---Al-Calaq---Annasri--Al-Ikhlaas

 

Aayado ka mid ah Suuradda Ibrahim uu sanadkii 1951kii ka akhriyay Masjidka Xurmaysan ee Maka ku yaala. Halkan ka dhagayso---Ibraahim

 

Aayado ka mid Suuradda Al-Fajri,Huud,Al-Balad oo uu sheekhu ka akhriyay Masaajidka Al-Aqsaa sanadkii 1964kii. Halkan ka dhagayso----Al-Fajri-----Huud-----Al-Balad

 

Video laga duubay Sheekha isagoo akhriyaya Suuradda Al-Xaaqa,Al-Xaj,Al-Baqara,Al-Xijri,Al-Qamar.  Halkan ka daawo----Al-Qamar----Al-Baqara1----Al-Xaaqa----Al-Baqara2----Al-Xaj   
 
 
 
Sh. Maxamuud Khaliil AlXusari
Suuradda Al-Zumar----Halkan ka dhagayso
Suuradda Attiin-------Halkan ka dhagayso
Suuradda Al-Qadri---Halkan ka dhagayso
Suuradda Al-Kahfi----Halkan ka dhagayso
Suuradda Azalzala---Halkan ka dhagayso
Suuradda Al-Xujuraat-------Halkan ka daawo kana dhagayso
 
 
 
Sheekh Mustafe Ismaaciil
Suuradda Attawba----Halkan ka daawo kana dhagayso
 
 
 
Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi
Suuradda Annaas--------Halkan ka dhagayso
Suuradda Al-Falaq------Halkan ka dhagayso
Suuradda Al-Ikhlaas-----Halkan ka dhagayso
Suuradda Almasad-------Halkan ka dhagayso