بسم الله الرحمن
الرحيم
Qaybtan waxaad kala socon doontaan taariikhda Soomaalida laga soo bilaabo
qarnigii tagay horraantiisa,iyo waxyaalihii uga waawaynaa ee dhacay innagoo u
badin doona taariikhda sidii gumaysigu ku qabsaday, halgankii ay soo
galeen ilaa laga soo gaadho waayaha aynu hadda ku jirno.Markaa akhristayaasha
waxaan ka codsanaynaa inay noo soo gudbiyaan wixii la xidhiidha taariikhda
Soomaalida. |