| Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi
Waa Sheekh Soomaaliyeed oo aad codkiisa loo
jecel yahay,waxaanu safka hore kaga jiraa
culimada u tafaxaydan inuu dadka muslimiinta
ah ku baraarujiyo diintooda, waxaanu
hantidiisa u huray fidinta diinta Islaamka,
sheekha taariikhdiisa iyadoo faahfaahsan
ayaanu dib ka soo qori doonaaye, haddii aad
taariikhdiisa hayso noo soo fadlan noo soo
dir. Cilmigiisa waxaad ka baran kartaa bogga
uu gaarka u leeyahay ee
halkan ka
gal .
Halkan waxa uu Sh. Cabdi
Rashiid Sh. Cali Suufi ku akhrinayaa
warintii uu Assuusi ka soo wariyay Abii
Camar Binu Alcalaa. |