بسم الله الرحمن
الرحيم
Halkan waxaad ka baran doontaan taariikhda Taabiciyiinta oo ah kuwii nasiibka u
yeeshay inay arkaan asxaabtii Nabigeenna naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa
ahaataye.Rasuulkeennuna naxariis iyo
nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye wuxuu yidhi:-"Waxaa
u khayr badan qarniyaasha (facyaasha)
qarnigayaga,markaasna kuwa ku sii xiga,markaana kuwa ku sii xiga" |