Main
Quraan
Tafsiir
Xadiis
Baro Diintaada
Taariikh
Barbaarinta Ubadka 

 

 

  

         

        


Islamic Links
Aflax
Attaqwaa
Boqolsoon
Duruus
Hanuuniye
Islamweb
Islamwey
Rabidada Finland
Waano-online

Links
Aftahan
Aljazeera
BBC Somali
Halganews
Hoygasuugaanta
Midnimo
Onkod
Somalilandfuture
Somaliweyn
Wardheer
Widhwidh
                       More>>........

Idaacadaha
BBC Duhurkii
BBC Galabtii
BBC Habeenkii
Radio Hargeysa
Radiofreesomalia
Radiomidnimo

Wargaysyada
Alhayaat
Alkhaliij
Almujtama
AsharqalAwsat
Haatuf
Jamhuuriya
N.Times
Qaranpress
W.Post

W.Wararka
AFP
AP
MINA
PNA
Reuters
Wakaalado
Irin

 Taariikhda ka baro halkan

                 بسم الله الرحمن الرحيم

Ilaahay nasahnaa oo korreeye waxaa uu Quraankiisa ku yidhi isagoo innooga sheekaynaya Nabiyadii uu soo diray iyo umaddihii hore ee uu u soo diray  iyo ujeedada ay tahay inaynu ka qaadanno:-"Annagaa u waxyoonay xaggaaga sidii aanu ugu waxyoonay xagga (Nabi) Nuux iyo nabiyadii ka dambeeyay, waxaa kaloon u waxyoonay xagga (Nabi) Ibraahim iyo Ismaaciil iyo Isxaaq iyo Yacquub iyo Caruurtiisii iyo Ciise iyo Ayuub iyo Yuunus iyo Haaruun iyo Sulaymaan, waxaanan siinay Daa'uud Zabuur. Iyo Rasuullo aannu kaaga sheekaynay horay iyo Rasuullo aanaan kaaga sheekayn adiga, wuxuuna la hadlay Ilaahay (Nabi) Muuse hadal. (Waana) Rusul bishaarayn oona digi si ayan ugu yeelan dadku Ilaahay xujo kaddib Rususha, wuxuuna ahaaday Ilaahay adkaade falsan" Suuradda An-Nisaa'i aayadda 163--165.

Isla markaana ka shidaal qaadanayna Xadiiskii uu Rasuulkeennu naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye uu ku yidhi:-"Waxaa u khayr badan qarniyaasha (facyaasha) qarnigayaga,markaasna kuwa ku sii xiga,markaana kuwa ku sii xiga"

Haddaba si aynu wax uga ogaano taariikhihii hore iyo kuwan dambeba aynu u kala qaadno taariikhihii hore oo ay hoos imanayaan Nabiyadii Ilaahay naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkooda ahaataye,laga soo bilaabo aabaheen Nabi Aadan naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye ilaa laga soo gaadhayo Nabigeennii Muxamed ahaa naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye iyadoo ay soo dhex galayaan umadihii Nabi kasta loo soo diray.

Iyo Taariikhda cusub oo aynu ka soo bilaabi doono dhalashadii Nabigeenna naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye,sidii uu Waxyigu ugu soo degay,faafintii diinta Islaamka, asxaabtii Nabiga , dagaaladii uu Nabigu nnEka galay,bilawgii dhismaha dawladdii Islaamka, Khulafaa'u Raashidiinkii,faafitaankii Islaamka ee daafaha dunida,   Taabiciyiintii, culimadii Islaamka,boqortooyoyinkii muslimiinta ilaa laga soo gaadho burburkii boqortooyadii Cismaaniyiinta.

Iyo qaybta u dambaysa oo la socota taariikhda cusub balse ka soo bilaabmaysa qarnigii tagay horraantiisa,iyo waxyaalihii uga waawaynaa ee dhacay innagoo u badin doona taariikhdii Soomaalida sidii gumaysigu ku qabsaday, halgankii ay soo galeen ilaa laga soo gaadho waayaha aynu hadda ku jirno.Markaa akhristayaasha waxaan ka codsanaynaa inay noo soo gudbiyaan wixii la xidhiidha taariikhda Soomaalida.

Sheekooyinkii Nabiyada nnEka
Aadan  Idriis
Nuux Huud
Saalax Ibrahim
Ismaciil Isxaq
Luud Shucayb
Yacqub Yusuf
Ayub Dul-Kifli
Yuunis Muuse
Harun Ilyaas
Daa'uud Sulayman
Sakariya Yaxyaa
Ciise Muxamed

 

Taariikhda Asxaabta
Nabigeena Abubakar
Cumar Cismaan
Cali Xasan
Xuseen Sayd
Usaama Anas
AbuCubayda InaMascud
InaCabbaas Salman
Suhayb Bilaal
Sacad Khalid
Xamsa AbuHurayra
AbuDar Ummu-Salama
Ibnu Xudaafa Baraa
Ramla  

 

Taariikh Nololeedkii Taabiciyiinta
AlBasri Ibnu Siiriin
Daa'uus IbnuJabiir
IbnuMusiib  

 

Dawladihii Islaamka
Bilawgii Khilaafadii
Umawiyiin Cabasiyiin
Cismaniyiiin  

 

Taariikhda Culimada
Bukhaari Muslim
Tarmidi Axmed
Shaafici Xanafi
Maalik IbnuTaymiye

 

Taariikhda Culimada Soomaalida
Sh.Maxamed Mac. Sh....
Sh.... Sh...
Sh.....  

 

Halgamayaasha
XasanalBannaa Sayid Qudub
Sh.Axmed Yasin Dr.Arrantiisi
Cumaral Mukhtaar Sh.Kashka

 

Quraan Akhriyayaasha
Cabdibaasid Xusari
Sh.Cabdirashiid Sh......
Sh....  
 
Taariikhda Soomaalida
H.Q. 19aad Dh.Q. 19aad
B.Q.20aad B.Q.20aad
Dh.Q.20aad  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tafsiirka
Sh.Maxamed Dirir
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Almis Yaxye
Sh. Maxamed Macalin

Sh.Axmed Qudubi

Xadiisyada
S.Bukhaari
S.Muslim
M.Axmed
S.Tirmiidi
S. Abii Daa'uud
S. Annisaa'i

Calaamadaha Qiyaamada
Soo bixitaanka Nabiga
Geeridii Nabiga
Badashada Maalka
Ku dayashada Gaalada

Taariikhda
Nabiyada nnEka
Asxaabtii Nabiga nnEka
Taabiciyiintii
Dawladihii Islaamka
Culimadii Islaamka
Halgamayaasha
Taariikhda Soomaalida
Baro Dal iyo Dad
Qoraalo Taariikhi ah                  

Kutubta
Tukashada Saxda ah
Fiqhiga Khilaafka
Dambiyada Waawayn
Xalaal iyo Xaaraan                      

Wax ku qaado Waayaha
Maydkii Ninka dilay
Saalim Aabihii
Fatwadii Imaam Maalik
Walaashaa Ilaali
Gaadhigii uu jiidhsiiyay
Xabaddii Tufaaxa
Nabiga(nnEka) aragtidiisa                            
 
 Muxaadarooyinka
Usuusha Iimaanka
Barbaarinta Ubadka
Jacaylka Nabigeenna nnEka
Xuquuqda labada isqaba           

Khaatumada Wanaagsan
Diiday Xijaabka tuuristiisa
Akhrin Quraan
Hees bay qaadayeen                      
 
  Duruusta
Axkaamta Qoyska
Axkaamta Soonka
Fiqhul Aakhira
Fiqhul Cibaadaad
Kalmadda Wanaagsan                          

Mucjisooyinka Islaamka
Foodda
Mucjisooyinka Kawnka
Cajaa'ibka Quraanka

                        


Suugaanta
Guurow maxaad tahay
Gar xumaatay
Dirir hooray
                        

Faalooyinka
  • Soomaaliyey waa xaggee waa wareerteene   read more

  • Ciraaq Xaggee ku socotaa waa yaabe    read more

  • Ka daroo dibi dhal saw tan   noqotay    read more

  • Dhafoortaabashadii Vietnam u ekaa- Ropert Fisk- Independent  read more

  • Dumarku inay Salaadda tukiyaan ma bannaana- Sh. Maxamed Sh.C/raxman  read more

 

Copyright ® 2004 hilinkatoosan.com      Home l Yaanu nahay l Ilatali l Korodhso Aqoontaada l wararka l Contact us