|
بسم الله الرحمن
الرحيم
Walaalayaal ubadkeennu
waa hoggaamiyayaashii berrito markaa waxay
innooga baahan yihiin barbaarin iyo korin
hagaagsan oo salka ku haysa diinteenna, si
ay berrito innoo anfacaan, iyaguna naftooda
u anfacaan, haddaba boggan waxaad kala socon
kartaan waxyaalo faro badan oo faa'iido u
leh ubadkeenna.
Halkan waxay caruurteennu ka helayaan Quraanka Kariimka oo
ay xafidayaan, Sheekha waxaa ka daba jiibinaya caruur si ay u fududaato
xafidaadoodu.Waa dhagaysi iyo duubashaba.
Juska Camma |