Main
Quraan
Tafsiir
Xadiis
Baro Diintaada
Taariikh
Barbaarinta Ubadka 

 

 

  

         

        


Islamic Links
Aflax
Attaqwaa
Boqolsoon
Duruus
Hanuuniye
Islamweb
Islamwey
Rabidada Finland
Waano-online

Links
Aftahan
Aljazeera
BBC Somali
Halganews
Hoygasuugaanta
Midnimo
Onkod
Somalilandfuture
Somaliweyn
Wardheer
Widhwidh
                       More>>........

Idaacadaha
BBC Duhurkii
BBC Galabtii
BBC Habeenkii
Radio Hargeysa
Radiofreesomalia
Radiomidnimo

Wargaysyada
Alhayaat
Alkhaliij
Almujtama
AsharqalAwsat
Haatuf
Jamhuuriya
N.Times
Qaranpress
W.Post

W.Wararka
AFP
AP
MINA
PNA
Reuters
Wakaalado
Irin

 Tafsiirka Quraanka Sh. Almis Yaxye
Sh. Almis Yaxye X. Ibraahim

Taariikhda Sheekha oo kooban

Sheekh Almis Yaxye X. Ibraahim wuxuu ku dhashay magaalada Gabiley dabayaaqadii lixdamaadka,halkaas oo uu ka bilaabay dugsi Quraanka waxaana isagoo yar uu u wareegay waddanka masar oo uu ku qaatay wabarashadiisa ilaa uu ka gaadhay heer Jaamacadeed, waxaanu wax ka baran jiray Jaamacadda Al-Ashar. Wuxuu bilawgii sagaashanaadkii u soo wareegay xagga waddanka Finland waxaanu ka mid ahaa dhallinyaradii qaybta laxaadka leh ka qaadatay isku keenidda iyo wacyi galinta muslimiinta ku dhaqan Finland oo xooggoodu ay haayeen dadka Soomaalida, waxaanu xagga hore kaga jiray dhallinyaradii u tafaxaydatay sidii ay muslimiintu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen waddanka ay ku nool yihiin, wuxuu duruus xidhiidha ka bixin jiray masaajidka Raabidada Islaamka ee Finland iyo meelo fara badan oo waddanka Finland goboladiisa ka mid ah isagoo si hagrasho la'aan ah u fulin jirey kolba wixii loo baahdo ilaa haddana uu weli sidii ugu guda jiro. Sh. Almis Yaxye X. Ibraahin waa xaasle shan caruura leh. waana nin aad iyo aad u firfircoon bulshaawina ah, hadda wuxuu Jaamacadda Yoonsuu oo ku taalla waddanka Finland ku diyaarinayaa shahaadaa Mastarka ee Culuumta Islaamka. 

Duruusta iyo muxaadarooyinka kale ee Sheekha hoos kala soco

Akxaamta Qoyska
Qoyska1 Qoyska2 Qoyska3
Qoyska4 Qoyska5 Qoyska6
Qoyska7 Qoyska8 Qoyska9

 

Akxaamta Qoyska
Horudhac Dahaarada Salaadda
Salaadda1 Qusliga Sunanta
Sunanta-fidriga    

 

Akxaamta Qoyska
Aakhiro 1 Aakhiro 2 Aakhiro 3
Aakhiro 4 Aakhiro 5 Aakhiro 6
Aakhiro 7 Aakhiro 8 Aakhiro 9

 

F.G :- Haddii aad u baahan tahay cajaladaha silsiladda Axkaamta qoyska iyo silsiladda kalmadda wanaagsan oo maqal iyo muuqaal ah (Video), amaba iyagoo maqal dhagaysi kali ah waxaad ka soo dalban kartaa mali4@welho.com,amaba waxaad ka soo dalban karta hilinkatoosan@hilinkatoosan.com .Horumarinta cilmiga adduun iyo aakhiraba wax innoo taraya aynu ku wada dadaalo .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tafsiirka
Sh.Maxamed Dirir
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Almis Yaxye
Sh. Maxamed Macalin

Sh.Axmed Qudubi

Xadiisyada
S.Bukhaari
S.Muslim
M.Axmed
S.Tirmiidi
S. Abii Daa'uud
S. Annisaa'i

Calaamadaha Qiyaamada
Soo bixitaanka Nabiga
Geeridii Nabiga
Badashada Maalka
Ku dayashada Gaalada

Taariikhda
Nabiyada nnEka
Asxaabtii Nabiga nnEka
Taabiciyiintii
Dawladihii Islaamka
Culimadii Islaamka
Halgamayaasha
Taariikhda Soomaalida
Baro Dal iyo Dad
Qoraalo Taariikhi ah                  

Kutubta
Tukashada Saxda ah
Fiqhiga Khilaafka
Dambiyada Waawayn
Xalaal iyo Xaaraan                      

Wax ku qaado Waayaha
Maydkii Ninka dilay
Saalim Aabihii
Fatwadii Imaam Maalik
Walaashaa Ilaali
Gaadhigii uu jiidhsiiyay
Xabaddii Tufaaxa
Nabiga(nnEka) aragtidiisa                            
 
 Muxaadarooyinka
Usuusha Iimaanka
Barbaarinta Ubadka
Jacaylka Nabigeenna nnEka
Xuquuqda labada isqaba           

Khaatumada Wanaagsan
Diiday Xijaabka tuuristiisa
Akhrin Quraan
Hees bay qaadayeen                      
 
  Duruusta
Axkaamta Qoyska
Axkaamta Soonka
Fiqhul Aakhira
Fiqhul Cibaadaad
Kalmadda Wanaagsan                          

Mucjisooyinka Islaamka
Foodda
Mucjisooyinka Kawnka
Cajaa'ibka Quraanka

                        


Suugaanta
Guurow maxaad tahay
Gar xumaatay
Dirir hooray
                        

Faalooyinka
  • Soomaaliyey waa xaggee waa wareerteene   read more

  • Ciraaq Xaggee ku socotaa waa yaabe    read more

  • Ka daroo dibi dhal saw tan   noqotay    read more

  • Dhafoortaabashadii Vietnam u ekaa- Ropert Fisk- Independent  read more

  • Dumarku inay Salaadda tukiyaan ma bannaana- Sh. Maxamed Sh.C/raxman  read more

 

Copyright ® 2004 hilinkatoosan.com      Home l Yaanu nahay l Ilatali l Korodhso Aqoontaada l wararka l Contact us